У нас вы можете посмотреть бесплатно XASAN A. SAMATAR IYO XALIIMO KH. MAGOOL | CAASHAQA HA BAAYICIN | QARAAMI BILAA MUSIC AH WITH LYRICS или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Heesta : Caashaqa Ha Baayicin. Hoobaladda. : Xasan A. Samatar Iyo xalimo Kb. Magool Edited : M.Abshir Production. : @M.abshir1 ................................................ 🎵 This song is a classic Somali track (Qaraami) with significant cultural and literary value. Only the artist’s voice (vocal only) has been used, without the original instrumental music. 📌 I believe this song: Is in the public domain, or Is not being used for commercial purposes, but rather for literary, educational, and cultural preservation reasons. 📝 I fully respect the rights of artists, poets, and any rightful copyright holders of this song. If you hold valid legal rights to this material, please contact us so we can resolve the matter appropriately. ⚖️ This video falls under the principles of Fair Use as defined by the DMCA: Educational Purpose Cultural Preservation Non-commercial Use Tools I use to Run my Digital content : premiere pro or CAPCUT desktop for ( Video editing) photoshop or pixellab For ( thumbnail ) footage and image ( PEXELS,, MIXKIT,PIXABY ) . .................................. ... Qoraalka Heesta : cishaduu ilaahay cirka taagay udub li'i. ciidana ka dhigay gogol. 2x wabiyada cartamay iyo Cirifyada Bad kaga xidhay. Iyo buurahaas culus. 2x cimrigeed adduunyada waxaa jira col iyo nabadeey caydh iyo nin xoola leh. 2x. Iyo laba is caashaqay caawana kamay tagin . caynkeynu ku ogayn. 2x. adna calafka kuu qoran. cune seegi maayee caashaqa ha baayicin. 2x ................... Cishaduu ilaahay carradeena joojee Aadan Ciida ka alkumay. 2x. xaawana cadkiisiyo feedh calaanta laga dhigay. cishadaas ma uuneyd?. 2x Caawana ma nooshahay caqli diidey hadalkoo carab dalab la sheegee. 2x. Ceeryaamo Iyo Boodh ciiro haysku Qarinine nolosheyda caydh iyo 2x. cilmi Guuran Ku fadhiyin ku carcaarin maayee. caashaqa iska iloow. 2x ................... xalaytaba cawayskii canabey daruuruhu camir bay ahaayeen. 2x. Caawana Laguma oga waqtigii ku ciiliyo cisigiyo wanaagunaa 2x. ways daba caraabaan waxaana kuu cadayn karaa. caamiyaha indha liyo. 2x. ma ogtahay curyaankaba cago looma waayine caynkaa wax loo yiri. 2x. kuwa cararayee ladan. inay ku cibro qaataan caashaqa ha baayicin. 2x. ......................... badda caarid maalmaha cawa daranta fiidkiyo cadadaa walaalo ah. 2x. cadceedii timaadana dadka ruux cadibanoo waayuhu ku ciiriyo 2x. mid caruusayaa jiroo. caad lagama saarnee. ee cilmiyada ilaahay. 2x. anigoo aan caasiyin cabsi haygu galinine Adigoo aan cuud dhaqan. 2x. caashaqaan ku taabtaan. cududaar u yeelee ceeb kale miyaan dhimay. 2x End #Xalimo_kh.Magool #xasan_aadan_samatar #qaraami #kaban #heesbilaamusic #mohalyrics