У нас вы можете посмотреть бесплатно ACMAASHA XAJKA - SIDEE AAN U GUDANA XAJKA - QEYBTII 1 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
( XAJKA ) Luqa ahaan waxaa layiraa qasad. Sharci ahaana waxaa layiraahdaa in baytka illaah cibaado loola qasdo xajka waxa uu kamid yahay tiirarka Islaamka xajka waxaa la waajibiyay sanadka 6aad ee hijriyada xajka qofka Islaamka ah cimrigiisa hal mar ayuu ku waajibaa maxaa yeelay Rasuulka (c.s.w.) hal mar ayuu xajiyay markii lafaral yeelay xajka kadib waxuuna xajiyay sanadkii 10aad ee hijriyada waxayna aheyd xajatu wadaac laakiin inta’aan lafaral yeelin xajka oo ahayd hijriyada kahor laba mar ayuu xajiyay wuxuuna cimreestay afar mar. Xajka waxa uu leeyahay axkaamul khamsa oo mar wuxuu noqdaa farlu-ceyn sida xajka kowaad ee qofka lagu leeyahay. haduu shuruuda buuxiyo marna wuxuu noqdaa farlu-kifaayo sida inay sanad walba muslimiinta qaar kamid ah xajiyaan si ay kacbada cibaado ugu nooleeyaan. marna wuxuu noqdaa suno sida xajka caruurta iyo adoomada marna wuxuu noqdaa xaaraam sida marka la hubsado in dhibaato ka imaanayso safarka xajka marna wuxuu noqdaa karaaho sida marka laga shakiyo in dhibaato ka imaanayso safarka xajka.