У нас вы можете посмотреть бесплатно Khudbad Cabdulahi Yusuf ka jeediyay Barlamanka Puntland July 27,2008 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Madaxweynaha Dowladda KMG oo booqasho ku tagey magaalada Garowe ayaa si weyn ugu hadlay xaaladda cakiran ee haatan Puntland ku sugan tahay.Madaxweynaha ayaa hadalkan jediyay xili uu la hadlayey xubnaha Barlamanka iyo Wasiiradda xili uu kula shirsanaa hoolka Baarlamaanka, wuxuuna tilmaamay in arrimo badan oo ka soo gaaray Madaxda Puntland iyo waxgaradka uu ku yimid Garowe si loo hubiyo xaqiiqada jirta, wuxuuna sheegay in xiligii uu gacanta ku hayey Puntland iyo maanta aysan is laheyn oo ay maqan yihiin gobolo ka tirsan Puntland, taasoo uu sheegay in ay ku yimaadeen jilicsanaanta maamulka iyo amniga PL oo sii xumaaday.