У нас вы можете посмотреть бесплатно Dhamaantood wey Guuleesteen! | Adiga Maxaa Ku hor Taagan?. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
C mudane iyo marwo! Ku soo dhowoow muuqaal aad u xiiso badan oo aan kaga hadlayno sababta ay 95% dadka ugu noolyihiin nolol aanay u qalmin—nolol ka hooseysa midi ay ku riyoon jireen. Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa: ✅ Saddex marxaladood oo kaa caawinaya inaad ka mid noqoto 5% dadka ku guuleysta noloshooda ✅ Sababaha keena gaabiska, caajiska, iyo dadaal la'aanta ✅ Sida saaxiibada, ay usaameeyaan fikirkaaga, ficilkaaga iyo mustaqbalkaaga. ✅ Xalka looga guuleysan karo caqabadaha nolosha Ugu dambeyn, waxaan kula wadaagi doonaa buug cajiib ah oo noloshaada beddeli kara—“The Miracle Morning” oo uu qoray Hal Elrod, laguna turjumay Af-Soomaali weliba si xirfadaysan. Buuggaan wuxuu ku barayaa 6 caado oo fudud balse wax weyn ka beddeli kara noloshaada—kahor 8 subaxnimo! 📘 Soo iibso Buugga "Mucjisada Aroortii": [Riix Link-ga WhatsApp-ka ee hoos ku qoran si aad u dalbato] 👉 [wa.me/+252613736060] 💡 Haddii aad rabto nolol fiican, xor ah, oo macno leh—ku biir 5% dadka horumarka sameeya. Hadda billow! 👉 Subscribe si aad u hesho muuqaalo kale oo dhiirrigelin iyo guul ah 👍 Like hadii aad ka faa'iideysatay 💬 Comment haddii aad leedahay su'aal ama aad la wadaagi karto aragtidaada Guul baan kuu rajeynayaa – tan iyo muuqaalka xiga, nabad iyo nasiib wacan! #Guul #Dhiirigelin #MucjisadaAroortii #RobinSharma #95Vs5Percent #Dhalinyarada #BuugAfSomali #Horumar #Nolosha #TheMiracleMorning #MaxamedQaamuus