У нас вы можете посмотреть бесплатно Maansooley iyo Mr Midgaan iyo Sheekh Maxamed Dirir iyo Takoorka. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Mahadnaq Webka SOMALIWEYN Mr.Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye ee waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka beelwaynta guud ahaan , waa Wadani beeshu ay leedahay , dad badan ayaa waxay aamin sanyihiin in Xumaan mooyaane wanaagba aanan lahayn beelaha gabooye, sidaa daraadeed waxa uu ku faanaa magaca” Midgaan” oo ah magaca loogu neceb yahay beelaha Soomaalida, wax walba ha ku qaadatee waxa uu go’aan saday inuu dhinaca wanaagsan tuso walaalaha Somaliyeed ee ay qabyaaladdu kala geysay. Sanad Wanaagsan 2022 Wariye C/rashiid Cali Maalin. Frankfurt Germany