У нас вы можете посмотреть бесплатно Shacabka Sheed-dheer iyo Aw-barre oo taageeraya xisbiga Barwaaqo- Kemal Hashi Mohamoud или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Halkee lagu arkay shacab nabad doon ah, wax-soo-saar leh, dawladdooda ka danbeeya, haddana, aan helin qaab-dhismeedkii ay xaqa u lahaayeen. Muuqaalka halkan ku lifaaqani waa shacabka magaalooyinka Sheed-dheer iyo Aw-barre oo taageero weyn u muujjnaya dawladda iyo xisbiga talada haya xilligii olalaha doorashada. Shacabka Reer Harawa waa in loo fuliyo qaab-dhismeedka gobolka ay xaqa u leeeyihiin ee horana loogu ballan qaaday. Waa nasiib darro in dadaalkii Reer Harawa ay muddada dheer gelinayeen deegaankooda Soomaalida loogu beddelo caddaaladarro. Waxaa naga go’an in aan sii wadno dadaalka aan ugu jirno sidii ay bulshada Reer Harawa iyo bulshooyinka kale ee Dawladda Deegaanka Soomaalidu ay jawaab ugu heli lahaayeen tabashadooda. Aadanaha caddaalad baa deeqda!