У нас вы можете посмотреть бесплатно Saylac Shirka Nabad Gelyada Gobolka Ayaa Qabsoomay Badhasaabka iyo Maayarka looma yeedhin... или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Saylac Shirka Nabad Gelyada Gobolka Ayaa Qabsoomay Badhasaabka iyo Maayarka looma yeedhin sobobta lama oga Xigasho.Waxan maqli jiray Gunta waxay kula jeceshay side camal gumowdo Ciyaaal Sool bari waxay moden Gaaalkacyo Lascano iyo ceerigaboUgaas Mustafe, Ugaaska Beesha Ciise iyo Ugaaska Geeska Afrika, waa hoggaamiye taariikhi ah oo leh maamuus iyo qadarin aan la soo koobi karin. Waa Ugaaska kaliya ee xukuma umad ku kala nool saddex wadan, kayar iyo ka waynba si isku mid ah ugu hogaansan yihiin una maamuusaan. Hoggaamintiisa xigmadda leh, iyo sida uu u ilaaliyo midnimada, dhaqanka iyo karaamada bulshada Ciise, waxay ka dhigayaan astaan gobannimo, nabad iyo sharaf bulshada Geeska Afrika.