У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidee Loo Dhisaa Fikrad Ganacsi oo Waarta? - Part 2 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dad badan waxay ku hungoobaan xog khaldan oo ay ka soo qaataan suuqa, iyagoo taas ku dhisa ganacsigooda. Fiidiyowgaan waxaad ku baran doontaa sida loo fahmo xogta suuqa taalla iyo sida loola hadlo dadka si aad u ogaato baahida dhabta ah ee ay qabaan. Tani waa qaybti labaad ee taxanaha aan kaga hadlayno farqiga u dhexeeya labada hab-dhaqan ee lagu galo suuqa ganacsiga. Qodobada aad ka baran doonto: ✅ Waa maxay “False Positives”, sidee looga badbaadi karaa? ✅ Sidee loo qaabeeyaa su’aalaha aad dadka weydinayso si aad xog sax ah u hesho? ✅ Maxay muhiim u tahay inaad dadka dhageysato? Daawo fiidiyowga si aad u barato sida xogta saxda ay kaga caawin lahayd dhisidda ganacsi adag oo guuleysta. #Ganacsi #FikradGanacsi #AbdikarimJama #SomaliBusiness #EntrepreneurSomali #MaskaxdaGanacsadaha #ProblemSolving #FurahaGuusha #BusinessIdeas #Somalia #Startup