У нас вы можете посмотреть бесплатно HUB SI TUUGNIMO LOO SOO GALIYEY XUDUUDA AWDAL OO LA QABTEY + TALIYAHA XEEBAHA SOM-LAND OO FASAXAY??? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
---HUB SI TUUGNIMO LOO SOO GALIYEY XUDUUDA AWDAL DHINACA DEEGAANKA CEEL SHEEKH OO LA QABTEY WAXAA KALE OO LA QABTAY MOBILE-LADA GUURGUURA ( THURAYA MOBILE ) --- WARARKA WAXAY KU DARAYAAN IN TALIYAHA XEEBAHA SOMALILAND AXMED HURE HAARIYE INUU AMRAY IN LA FASAXO HUBKA & RAGII WATAYBA? --Wararka laga helayo Deegaanka Ceel Sheekh waxaa uu sheegayaa sidatan- Deg Deg Ciidamada Ilaalada Xeebaha Ee Ku Sugan Degaanka Ceelsheekh Ayaa xalay Qabtay Gaadhi Uu Leeyahay C/laahi Nuur Xasan (C/Laahi Osoli) Oo Kasoo Jeeda Beesha Ciise gaadhigan Oo Ay Baadheen Ciidamadu Ayaa waxa Ay Kaheleen Oo Uu Siday Hub Iyo Mobilada Tranyoda Ah Ee Ushqeeya Sida Bilaa Xuduudka Ah Kuwaasi Oo Ay Adeegsadaan Ciidanku. Hadaba Ciidamada Ilaalada Xeebaha Oo Shaki Way ni Kagalay Gaadhigan Iyo Hubka Iyo Agabka Saaran Ayaa Waxa Ay Ku Xidheen Xerada cildamada Ilaalada Xeebaha Ee Deegaanka Ceel Sheekh. Saacad Kadib Waxa Soo Wacay Ciidamadii Qabtay gaadhigaasi Jananka Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland Axmad hure haariye Isaga Oo Amar Kusiiyay Ciidamadii Gaadhigaasi Gacanta Ku Hayay In Ay Faraha Ka qaadaan. Hadaba Su.aasha Iswaydiinta Mudani Waxa Ay Tahay Waa Maxay Waxa Kadhaxeeya Jananka Ciidamada Bada Somaliland Iyo Nimanka Ciisaha Ah Ee Laga Qabtay Gaadhiga Siday Hubka Iyo Agabyada Kala Duwan Ee Ay Isticmaalan Ciidanka Oo Kaliya..... Xigasho Wariye Mustafe Garbo Join this channel to get access to perks: / @ayrotv XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA Somali Cultural and Social Anthrapolgy