У нас вы можете посмотреть бесплатно Waad Yaabi doontaa halkee ayuu Maray Garoonkii Boorama | What Really Happened to Borama Airport✈️😱 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkaan gaaban wuxuu si qoto dheer u eegayaa taariikhda iyo xaaladda garoonka diyaaradaha ee Boorama. Laga bilaabo yagleelidii 1983 ilaa maanta 2025, waxaa is barbar yaalla laba Boorama oo kala duwan: mid aan la hilmaamin… iyo mid aan la garan karin. Waa maxay sababta Boorama ay u la’day garoon diyaaradeed shaqeynaya? Ma jirtaa rajo? 👉 Daawo, la wadaag, kuna dhiirrigeli in codkaaga la maqlo. 📍 Subscribe si aad u aragto muuqaalada kale ee la midka ah 🎬 Video by: Mahir Official | Mahir Portrait 📲 Instagram: @mahir_mohometh_official 👍 Facebook: Mahir Moh #Boorama #GaroonkaBoorama #Airport #Somalia #Documentary #History #MahirOfficial #Somaliland #Xusuus#borama vlog