У нас вы можете посмотреть бесплатно saalax qaasim iyo khadra daahir amaan | amaan aan la koobayn | amaan aan la koobayn lyrics или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Heesta: Ammaan aan La Koobayn Codadka: Khadra Daahir iyo Saalax Qaasim Erayada: Maxamuud Cabdulaahi ciise LYRICS: DHUGMAAL LYRICS QORAALKA HEESTA (LYRICS) Ammaan aan la koobayn Kow ma kaaga qaadaa Kun ma kuugu geeyaa ? Kolka hore gob baa tahay Kuf la guursadaad tahay Nasab kaamilaad tahay Quruxdana tan kaliyee Dumar ugu korraysee Aan kala dhinnaynee Kaalin qaadday baa tahay Xalaal diin korayoo Karaamaysan baa tahay Waalidkii korkoodii Kariinku uu ku galiyaa Kaadsiinyo kugu dhalay Xeradaad ku kobocdaa Ahayd mid aan kulayl arag Baar furan ku koriyoo Ku Kool koolsho mooyee Ragba karinle kuma diido 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞 Sharaf uu kalkeed galay Kiish ma kaaga buuxshaa Kayd ma kuugu qaadaa Kolka hore xor baad tahay Karti iyo aqoon badan Ragna kaligii baad tahay Lix kun baad kulaashaa Lixna waad ku kobocdaa Lixdan baad ku korodhaa Lixna kaamil weeyaan Qawlkii kariimkiyo Kutub baa lagugu dhalay Kitaab baa lagugu dhalay Kulankeenu waa kheyr Kaftankaagu waa dahab Kalmadaadu waa nolol Kulan awliyaad baan Kuu xidhay karkaarrada Cadrad kaalin qaadoo La Kool koolsha mooyee Kala dhimanba ha u bixin #dhugmaal_lyrics #khadra #saalax