У нас вы можете посмотреть бесплатно Walaalnimada islaamka |■| Sh Cumar Faaruuq или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Nin da’a ayaa la weydiiyay sida 52 sano isaga iyo gabadhiisu aanay maalin keliya u murmruin. Waxaan uu ku jawaabay “ Habeenkii arooskayaga ayaanu heshiis ku wada galay in haddii ay xanuunsato aan hawsha madbakha la wareego, haddii aan anigu xanuunsadana hawsha biilka ay la wareegto, sidaasi ayaanu u wadaagnay nolosha, waxaana halku dhigayagu ahaa odhaahdii halgamaagii dadka madaw ee Maraykanka Martin lUther King ee ahayd: “ We must learn to live together as bothers or perish together as fools “ “ Waa in aa baranaa sida loo wada noolaado inagooo walaalo ah, ama waa in aan sida nacasyada u wada dhimanaa “. #faaruuq #somalicommunity #اكسبلور