У нас вы можете посмотреть бесплатно 24hours Ayaan ku nolaa meel cidlo ah или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waxaan muuqaalkan ka duubay magaalo cidlo ah oo la yiraahdo Boolimoog. Qarniyo ka hor, magaaladan waxaa ku noolaan jiray dad badan, waxayna ahayd meel nolol iyo dhaqdhaqaaq ka buuxo. Laakiin waqti kadib, dadka oo dhan way ka guureen, waxaana la rumeysan yahay in magaaladan looga guuray jinka. Muuqaalkan waxaan kaligay ku sahaminayaa magaaladan qarsoodiga ah, anigoo soo bandhigaya wixii ka haray. Tani waa sahamin iyo sheeko kaliya, mana aha xaqiiqo la hubo. English I made this video in an abandoned city called Boolimoog. Centuries ago, this city was home to many people, full of life and activity. However, everyone eventually left the area, and locals believe the city was abandoned because of jinn. In this video, I explore the city alone and document what remains of this mysterious place. This content is for exploration and storytelling purposes only.