У нас вы можете посмотреть бесплатно Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban ) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Barta aan Facebook ku leenahay / dhiblaawe-me. . Xigasho https://www.pexels.com/videos/ Lyrics: Walee aniga caashaqu Wehelkaygii weeyaan Wiil la iga beeriyo Wadnahayga weeyaan Wixii eed ka sheegtana Iskumaba wanaagsanin Warna nama dhexmari karo Ay hooya a'ayoow Hooyaloow Hooyaloow hooyee Hooyaleeey Alla Waligay kamaan cabanineey Alla ciil iguma weetayneey Waa waqal daruuriyoo Ubaxaan waraabshee Ifka kula walaal ahay Walee anigiyo caashaqu Wacad baanu leenahay Waaxyaha jidhkaygana Dawadiisa weeyaan Wixii eed ka sheegtana Iskubama wanaagsanin Warna nama dhex mari karo Ay hooya a'ayoow Hooyaloow Hooyaloow hooyee Hooyaleeeey Alla bahdayada ma weerarineey Alla warmo iima soo lulineey Huunoow bahdayada ma werarineey Alla warmo iima soo lulineey Waa waqal daruuriyo Ubaxaan waraabshee Ifka kula walaal ahay