У нас вы можете посмотреть бесплатно Ilmaha Ku Dhaca Cudurka Hepatitis A Calamadaha Lagu Garto Wax Yelada ugesan karo & Sida Lo Daweyo или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Cudurka Cagaarshowga Nooca A ga Waxaa Sababa Varus , waxana uu ku dhacaa Ilmaha yar yar ilaa 12 Years, Sifudud Aya Leskugu Gudbiyaa Mar Kay isla Jogaan waxaa uu leeyahay Calaamado sida indhaha oo jaalo ama cagaar noqdaan iyo kaadida oo midibkeda isbadasho.waxaa kaloo u dheer matag khandho iyo calool xanuun. Xili Huuriskiisa Waxaa uu Qaadan Karaa mudo ilaa 25-50 Malmood inta uu Jirka Ku jiro kabacdi aye soo muuqanayaan Calamadahiisa. Cagaarshowga malahan daawo sitoos ah looga daaweyo balse waxa loo sameeyaa daryeel caafimaad iyo talaal inta ey ilmaha yaryar yahiin