У нас вы можете посмотреть бесплатно NIMA DJAMA DEMBIL Haa Habaabina или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Habeenka aduunyo u hadhi oo aakhira lagu hoyan halkeedii Ruuxi hadlayaaba ha iska hadle walee hawli way dembeysa Qabribaa la isku hurin doonayoo hamba la isku siin habaas ciide ayaa labaada hawlood midna lahaladaadin midna loo hawadiine u soo hilooba diinta haboone Hawaawiga ibliso Ayaanu idiin halaynine Hilinkii wacnaa Dhulka hoose iyo Runtii waa halka Hooy ! Hooy ! Haa habaabina ! Raxmaanoow ! Nabbigaagii ! Raacnayoo runtii muslim baanu nahay Raxmaanoow ! R iyo Wooyga Kitaabka rumaynoo Qur'aan ruug baanu nahay Balaayo dambe reeban ! Hortena ka rooran ! Dambaleheenu riixan ! Cirkana tiisu raaran ! Inta dhulkuna radeeban ! Alloow ! roobka noo keen ! Mid lagu reeyo Roonoow ! Alloow ! caydha naga reeb ! Oo ramaadku noo dhaloo ! Oo ayaanan raaxo waayiin !