У нас вы можете посмотреть бесплатно Barashada Linux: Bilaw ilaa Dhamaad (Somali) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kusoo dhawaada Linux Fundamentals Course! Course-kan waxaa loogu talagalay dadka ku cusub Linux-ka iyo kuwa jecel Cybersecurity, Cloud Computing, ama DevOps. Waxaad baran doontaa: 1️⃣ Waa maxay Linux ? 2️⃣ Sida computer-kaaga loogu shubo Linux 3️⃣ Sida loo qoro commands-kaagii ugu horeeyay 4️⃣ Maareynta Files & Directories 5️⃣ Abuurista Users & badalida Permissions 6️⃣ Maareynta Processes 7️⃣ Commands muhiimka ah ee Networking 8️⃣ Sida Software loogu duubo Linux 9️⃣ Hordhac Bash Scripting & qorista Script-kaagii ugu horeeyay Course-kan waa Itus oo i taabsii (Practical), theory badan kuma arki doontid. Kuna soo dhawaada Course-ka Markle! 👉 Iska diiwaangali course-kaan oo dhameestiran + FREE Certificate 🎓: https://www.udemy.com/course/linux-fu... ⏱ Course Chapters: 00:00 – Welcome 01:10 – What's Linux 03:36 – Setting Up Your Linux Lab 09:23 – Getting Started with Linux Commands 16:26 – Working with Files & Directories 25:17 – Users & Permissions 34:31 – Managing Processes 40:48 – Common Linux Networking Commands 46:24 – Installing and Managing Software 50:40 – Intro to Bash Scripting 58:11 – Next Steps