У нас вы можете посмотреть бесплатно SIRAHA SUUQGEYNTA : Bigsheey podcast 2 | Master the Game Of Marketing или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kala furfur siraha suuqgeynta ee ganacsiga Soomaalida xalqadan Bigsheey Somali Podcast! Baro 5 xeeladood oo cilmi nafsiga suuqgeynta (marketing psychology) ah oo kaa caawinaya inaad si fiican u fahamto macaamiishaada. Asc! Kuso dhawaada Bigsheey Podcast, your go-to Somali podcast for business insights. Xalqadan #2 (Episode 2), "Siraha Suuqgeynta", waxaan si qoto dheer u lafa gureynaa xeeladaha marketing psychology ee shirkadaha waaweyn sida Starbucks, Amazon, iyo Dove adeegsadaan si ay u saameeyaan go'aanada macaamiisha una dhisaan kalsooni. Xalqadan waxaan kaga hadleynaa: ⭐ Awooda Personalization (Sida loola dhaqmo macmiil kasta si gaar ah) ⭐ Saamaynta Social Proof (Isticmaalka testimonials iyo online reviews) ⭐ Cabsida FOMO (Fear of Missing Out) iyo sida loogu isticmaalo dalabyada xaddidan ⭐ Awooda 'BILAASH' (Power of FREE) ee soo jiidashada macaamiisha ⭐ Muhiimadda Likability iyo abuurista xiriir shucuur leh (Sida Dove) Haddii aad tahay ganacsade Soomaaliyeed (Somali entrepreneur) oo raba inuu fahmo sida loo kordhiyo iibka, loo dhiso xiriir adag oo macaamiisha ah, ama loo adeegsado xeelado suuqgeyn oo casri ah, podcast-kan adigaa laguugu talagalay. Waa cashar muhiim u ah ganacsiga online iyo kan dukaankaba. 👇 Noogu reeb fikirkaaga Comment-ga: Sirahan marketing psychology keebaa kugu cusub ama aad is leedahay waad adeegsan kartaa? 🔔 Ha iloobin inaad Subscribe gareyso si aadan u seegin xalqadaha dambe ee Bigsheey Somali Podcast! ➡️ ku bir bigsheey gold member / @bigsheeyonline #SomaliPodcast #SirahaSuuqgeynta #MarketingSomalia #GanacsigaSoomaalida #BigsheeyPodcast #MarketingPsychology #CilmiNafsigaSuuqgeynta #SuuqgeyntaOnlinekuso bir bigsheey gold