У нас вы можете посмотреть бесплатно Toban Mushkiladood oo Macaanku ku Keeno Maqaarka iyo Sida looga Badbaado или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐃𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐦 ? Dr Abdikarim D Hassan waa dhakhtar ku takhasusay khalkhalka hormoonada jidhka ee loo yaqaano Endocrinologist waxa uu xiise dheeraad ah u hayaa Xanuunka Macaanka. Takhasuska Endocrinologist waxa hoos yimaada xanuunka Macaanka; noocyadiisa, dawayntiisa iyo maaraynta halisaha mudadda dheer iyo Qanjidhka Tayroodhka, Koritaanka jidhka siiba caruurta, Miisaanka Saa'idka ah iyo Caafimaadka Lafaha. Waa aasaasaha Xarunta caafimaad ee First Care Hospital ee Hargaysa. Casharkani waxa uu ka hadlayaa saamaynta Xanuunka Macaanku ku leeyahay caafimaadka maqaarka. Waxa uu taxayaa toban ciladdood oo lala xidhiidhiyo Macaanka (sonkorowga). Ciladahan kuma koobna xanuunka Macaanka laakiin Macaanku waa sababta ugu wayn uguna halis badan ee keena ciladahan Maqaarka qofka dhaawaci kara. Sidaa darteed haddii qofku isku arko mid ama in kabadan waa in uu iska baadho Macaan, haddii uu isku ogyahay xanuunka Macaankana waa in uu ka shaqeeyo sidii uu aad ugu xakamayn lahaa sonkortiisa isagoo kaashanaya dhakhtar khibrad iyo aqoon u leh maaraynta Macaanka. Macluumaadka Caafimaad sida sifaynta xanuunka iyo dawayntiisu kaa kaafiyi mayso in aad dhakhtar gaar ah kala tashato xaaladaada. 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐧𝐨𝐰 𝐘𝐨𝐮𝐭𝐮𝐛𝐞 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚 𝐃𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐦 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐢 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐚𝐡 𝐚𝐚𝐝 𝐮𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐠𝐚𝐥 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐲𝐧 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚 𝐞𝐡𝐞𝐥𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚𝐛𝐚