У нас вы можете посмотреть бесплатно Qisada Maxamad: Laxaad la'aantu maaha awood la'aan или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maxamad markii uu Maraykanka yimid, maadaama oo laxaadkii lugihiisa aanu lahayn, waxaa lagu yidhi waxa aan kuu qabanaynaa qof ku daryeela oo ku caawiya. Waxanan ku gelinaynaa barnaamijka dadka dawladdu caawiso ee aan shaqaysan karin. Wuu diidey! Wuxuu ka doorbiday in uu wax qabsado, fursado raadsado, shaqaysto oo uu isku filnaado. Illaahay wuu la garab galay. Maantana waa nin isku filan oo aan cidna ku xidhnaynn. Oo weliba isagu dadka caawiya. Qofka go'aankiisa ayaa noloshiisa oo dhan baddali kar.