У нас вы можете посмотреть бесплатно SIDA GANACSI LOO ABUURO || MADARI PODCAST || Q-2AAD или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ustaad Abdirahman Buraale wuxu si xeel dheer oo cilmi ku dhisan, inoogu sharaxay hanaanka saxda ah ee lagu dhiso ganacsi guuleysta, laga bilaabo heerka yar, kan dhexe illaa heerka sare ee caalamiga ah. Ustaadku wuxuu si qoto dheer inoogu iftiimiyay tallaabooyinka muhiimka ah ee lagu dhisayo ganacsi waara, laga soo bilaabo fikradda ganacsi ee saxda ah, cilmi-baarista suuqa, diyaarinta qorshe-ganacsi, illaa maamulka maaliyadda iyo koritaanka ganacsiga. Wuxuu sidoo kale taabtay muhiimadda ay leedahay hufnaanta, hal-abuurka, dulqaadka iyo la jaanqaadka isbedelka suuqyada dalka iyo kuwa caalamiga ah. Waa podcast talo iyo tusaale qiimo leh xambaarsan oo si weyn aan uga faa’iideysan doontaan Insha Allah, gaar ahaan dhallinyarada, ganacsatada bilowga ah iyo cid kasta oo rabta inay horumar ka sameyso dunida ganacsiga. Ugu dambeyn waxaan Ustaadka uga mahadcelinaynaa waqtiyadiisa, dadaalkiisa iyo aqoonta uu sida daacadnimada leh inoogu hibeeyay. Subscribe l SHARE l LIKEl l AND COMMENTl ┇► @Madaripodcast Kala soco Madari Podcast barnaamij-yada Arimaha Diinta, Dhaqanka Suuban, Caafimaadka Bulshada, Wacyiga Dhalinyarada, Ganacsiga Iyo Dhaqaalaha, Amniga Wadanka, Qoyska Iyo Kaalanta Haweenka ===================== 00:00 RUKHSAD-QAADASHADA MEHERADAHA 06:08 MACMIILKU WAA QOFKA UGU MUHIIMSAN 23:34 QIIMAHA QAALIGA AH EE MEHERADAHA IYO ADEEG XUMIDA 01:02:29 IN AAN GANACSI GALO WAAN KA BAQAA!! 01:12:08 TALOOYINKA UGU MUHIIMSAN EE GANACASADE BILAW AH IYO QOF HADDA KU JIRA. =====================