У нас вы можете посмотреть бесплатно Tartanka Dhaantada oo Dugsiga Wiilwaal KuGuulestay & DSI oo Noqday Hooyada Dhaqanka & Dhaantada { HD или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dhulka Soomaalida itoobiya ayaa loo aqoonsaday Hooyada Dhaqanka , Hidaha iyo Dhaantada aay kufaanaan Dadka Soomaliyeed ... Muran Taasi Horaanba kama taagneen Markaad aragtay Boqollaal Somali ah oo uga kala yimid Hargeysa, Jabuuti, Muqdisho , Garoowe, Adisababa, Garissa , Wajir , Mandera iyo sidoo Kale Qurbaha - oo dhamaantood uyimide inay daawadaan , bartaan Dhaantada , Waxaad Moodaa dhaqanki lumay inuu soo laaban rabo... Mahad Naq - Jigjiga iyo DDSI oo Kaalinweyn kaqaatay soo nooleynta dhaqanka iyo hidaha Somaaliyeed... Finalka Tartankii Dhaantada Kooxda WIIL WAAL OO KUGUULAYSTAY HASHII RIMANAYD ...................................... Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube Follow us on twitter @ / abdiaskaritube Email: abdiaskaritube@gmail.com ………………………………………………… Subscribe to our channels to keep up to date with All the latest news and updates, Our Larger Channel … / joorre123 Our new Channel …. / abdiaskarimedia .