У нас вы можете посмотреть бесплатно DEG DEG: Adduunka Oo U Soo Jeestay Somaliland – Go’aan Taariikhi Ah! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
DEG DEG: Somaliland ayaa noqotay hadal-haynta ugu weyn ee caalamka kadib safar iyo go’aano siyaasadeed oo cusub. Adduunka oo dhan ayaa indhaha ku haya waxa ka soo bixi doona arrintan iyo mustaqbalka Somaliland. Muuqaalkan waxaan ku falanqaynaynaa waxa ka socda siyaasadda, sababta ay dalal badan u eegayaan Somaliland, iyo waxa ay tani ka dhigan tahay shacabka iyo gobolka Geeska Afrika. Daawo warbixinta oo dhamaystiran si aad u fahamto xogta cusub iyo dhacdooyinka taariikhiga ah ee socda. Fadlan: 👍 Like saar muuqaalka 💬 Comment ku reeb fikirkaaga 🔔 Subscribe saar channel-ka si aad u hesho wararka cusub #Somaliland #WarCulus #SomaliNews #Politics #BreakingNews