• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa скачать в хорошем качестве

Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa 1 месяц назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Dood : Guusha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland | Xalqadda 1aad | Jaamacadda Hargeysa

𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗤𝗮𝗯𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗗𝗼𝗼𝗱 𝗞𝘂 𝗦𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗦𝗮𝗮𝗺𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗚𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗝𝗮𝗺𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱. Machadka Qaranka ee Horumarinta iyo Daraasaadka Istiraatiijiga ah ee Jaamacadda Hargeysa ayaa soo qabanqaabiyay dood cilmiyeed ballaadhan oo lagu falanqeeyay guushii aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo si toos ah diiradda loo saaray saamaynta aqoonsigu ku yeelan karo dhinacyada dhaqaalaha, amniga, xidhiidhka caalamiga ah iyo saamaynta goboleed ee guud ahaan dalka. Dooddan waxa ka qayb ahaa aqoonyahanno iyo khubaro caan ah oo leh waayo-aragnimo qoto dheer oo la xidhiidha arrimaha siyaasadda, amniga iyo xidhiidhka caalamiga ah. Dr. Guled Dafac, Dr. Ahmed Zaki iyo Eng. Abdifatah Ibrahim oo dhammaantood ahaa xubnaha falanqeynayay, kuwaas oo soo bandhigay aragtiyo cilmiyeed iyo falanqayn qoto dheer oo ku saabsan guusha aqoonsiga Somaliland. Waxaana daadahinayay Dr. Hassan Abdi. Doodda waxa ka qayb galay ardayda jaamacadda heerarkooda kala duwan, barayaal, cilmi-baadheyaal iyo aqoonyahanno kale. Ka qaybgalayaashu waxay soo bandhigeen aragtiyo cilmiyeed, falanqayn xog ku dhisan iyo doodo furan oo la xidhiidha mustaqbalka Somaliland kadib aqoonsiga, taas oo doodda ka dhigtay madal aqooneed oo wax ku ool ah. Dhinaca dhaqaalaha, aqoonsiga Somaliland waxa lagu tilmaamay fure u noqonaya koboc dhaqaale oo waara, iyada oo la xusay in uu sahli doono helitaanka maalgelin caalami ah, deeqo horumarineed iyo ka-qaybgalka hay’adaha maaliyadeed ee caalamka sida Bangiga Adduunka iyo IMF, isla markaana uu kordhin doono kalsoonida maalgashadayaasha shisheeye iyo ganacsatada maxalliga ah. Arrimaha amniga iyo xidhiidhka caalamiga ah, dooddu waxay muujisay in aqoonsigu xoojin doono awoodda Somaliland ee ay kula shaqayn karto beesha caalamka la dagaallanka argagixisada, dambiyada abaabulan iyo sugidda amniga badda. Sidoo kale, aqoonsigu waxa uu furi doonaa albaabo diblomaasiyadeed oo rasmi ah, oo ay ka mid yihiin furitaanka safaarado, saxeexidda heshiisyo caalami ah iyo ka-qaybgal buuxa oo fagaarayaasha caalamiga ah. Gebogebadii, dooddu waxay tilmaantay in aqoonsiga Somaliland uu kaalin togan ka qaadan karo xasilloonida Geeska Afrika, isaga oo tusaale u noqonaya dawladnimo ku dhisan nabad, wada-tashi iyo dimuqraadiyad. Dood cilmiyeedkan ayaa muujiyay doorka muhiimka ah ee jaamacaduhu ku leeyihiin hoggaaminta doodaha qaran, wacyigelinta bulshada iyo qaabaynta aragtida mustaqbalka Jamhuuriyadda Somaliland. _______________________ The National Institute of Development and Strategic Studies at the University of Hargeisa organized “Diplomatic Victory of Somaliland’s Recognition: An Intellectual Debate,” a comprehensive academic forum examining the significance of Somaliland’s recognition as a major diplomatic achievement. The discussion focused on the potential impact of recognition on the country’s economy, security, international relations, and overall regional dynamics. The debate featured prominent scholars and experts with extensive experience in politics, security, and international relations. Dr. Guled Dafac, Dr. Ahmed Zaki, and Eng. Abdifatah Ibrahim served as panelists, presenting scholarly perspectives and in-depth analyses on the diplomatic victory of Somaliland’s recognition. The session was moderated by Dr. Hassan Abdi. The event was attended by students from various academic levels, university faculty members, researchers, and other intellectuals. Participants engaged in open discussions, evidence-based analyses, and scholarly debates concerning Somaliland’s future in the post-recognition era, making the forum a productive and vibrant intellectual platform. From an economic perspective, the recognition of Somaliland was described as a key driver of sustainable economic growth. Speakers emphasized that recognition would facilitate access to international investment, development assistance, and participation in global financial institutions such as the World Bank and the International Monetary Fund (IMF), while also enhancing confidence among foreign investors and local businesses. Regarding security and international relations, the debate highlighted that recognition would strengthen Somaliland’s capacity to cooperate with the international community in combating terrorism, organized crime, and ensuring maritime security. Moreover, recognition would open formal diplomatic channels, including the establishment of embassies, the signing of international agreements, and full participation in international forums. In conclusion, Diplomatic Victory of Somaliland’s Recognition: An Intellectual Debate underscored the potential positive role of recognition in promoting stability in the Horn of Africa, serving as a model of statehood founded on peace, consultation, and democracy. The academic forum also demonstrated the vital role of universities in leading national and strategic discourse, raising public awareness, and shaping the future vision of the Republic of Somaliland.

Comments
  • Aqoonsiga Soomaalilaan & Israa'iil: Xeerka Caalamiga ah, Danaha Qaran iyo Siyaasadaha Haybta 4 недели назад
    Aqoonsiga Soomaalilaan & Israa'iil: Xeerka Caalamiga ah, Danaha Qaran iyo Siyaasadaha Haybta
    Опубликовано: 4 недели назад
  • Dr. Guuleed Dafac | 𝗚𝗲𝗲𝗱𝗱𝗶-𝘀𝗼𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 –Xalqadda 1aad | 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭-𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠. 1 месяц назад
    Dr. Guuleed Dafac | 𝗚𝗲𝗲𝗱𝗱𝗶-𝘀𝗼𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 –Xalqadda 1aad | 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭-𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠.
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospect 1 месяц назад
    Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospect
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • PODCAST-KA JAAMACADDA HARGEYSA
    PODCAST-KA JAAMACADDA HARGEYSA
    Опубликовано:
  • Sirta Berbera: Taariikh, Nolol & Goobo Qarsoon | full Documentary 1 месяц назад
    Sirta Berbera: Taariikh, Nolol & Goobo Qarsoon | full Documentary
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Xukuumada Madaxwayne Cirro Waa Maxay Sirta U Qarsoon || Dood-wadaag 1 месяц назад
    Xukuumada Madaxwayne Cirro Waa Maxay Sirta U Qarsoon || Dood-wadaag
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Gabaygii Mooge Abwaan Abdi Ismacil Dheeg 3 года назад
    Gabaygii Mooge Abwaan Abdi Ismacil Dheeg
    Опубликовано: 3 года назад
  • DEG DEG Siyaasi Ahmed Hashi''Imaaraat,Itoobiya Iyo Kenya Ayaa Aqoonsanaaya Somaliland'' 1 месяц назад
    DEG DEG Siyaasi Ahmed Hashi''Imaaraat,Itoobiya Iyo Kenya Ayaa Aqoonsanaaya Somaliland''
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Sideed Isku  dhisi kartaa Dhinac walba | Dr. Hamse Habiib 1 месяц назад
    Sideed Isku dhisi kartaa Dhinac walba | Dr. Hamse Habiib
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • 🎙MAY FAKARAAN PODCAST | AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA XAGGEE KU SOCDAA | SAMIRA GAID 1 месяц назад
    🎙MAY FAKARAAN PODCAST | AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA XAGGEE KU SOCDAA | SAMIRA GAID
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • 1 месяц назад
    "Sheekh Umuloow ummada Muslimiinta ah ee Dawladda ku midaysan halkee joogtaa..." Cabdilaahi Xuseen
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Marwadii Madaxweynaha oo Sirta Qarsoon Ee Galka Somaliland iyo israaiil Soo Bandhigtay ! 1 месяц назад
    Marwadii Madaxweynaha oo Sirta Qarsoon Ee Galka Somaliland iyo israaiil Soo Bandhigtay !
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • 1 месяц назад
    "Walaweyn Haddii Ay Ina Dayn Waydo Indhaha Ayaynu Basbaas Ka Marinaynaa" Suxufi Axmed Heello
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • EXCLUSIVE | Fahamka Caalamka: Yuhuudda, IDF & Sirdoonka Israel – Loollanka Qarsoon ee Turkiga 1 месяц назад
    EXCLUSIVE | Fahamka Caalamka: Yuhuudda, IDF & Sirdoonka Israel – Loollanka Qarsoon ee Turkiga
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • FAYSAL ROOBLE OO KA HADLAY AQONSIGA SOMALILAND & AQN ROOBLE OO REER SOMALILAND AH MAXA KALA QABSADAY 1 месяц назад
    FAYSAL ROOBLE OO KA HADLAY AQONSIGA SOMALILAND & AQN ROOBLE OO REER SOMALILAND AH MAXA KALA QABSADAY
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Qatar Xamaali ayaan u tagay, Maanta ACCA Mentor ayaan ahay 1 месяц назад
    Qatar Xamaali ayaan u tagay, Maanta ACCA Mentor ayaan ahay
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Israa'iil & Geeska Afrika | Aqoonsiga Somaliland arrimaha ku xeeran | Sh. Cabdirxmaan Bashiir 1 месяц назад
    Israa'iil & Geeska Afrika | Aqoonsiga Somaliland arrimaha ku xeeran | Sh. Cabdirxmaan Bashiir
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Разница между нами и народом Сомалиленда, будущее, религия и мир, древняя история, отчаяние в жизни. 1 месяц назад
    Разница между нами и народом Сомалиленда, будущее, религия и мир, древняя история, отчаяние в жизни.
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Guddoomiye Xinif, oo sheegay xogo cusub. 1 месяц назад
    Guddoomiye Xinif, oo sheegay xogo cusub.
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • 1 месяц назад
    "Turkigu dan uma hayo Somalia ee khayraadka uu cidla ka helay ayuu difaacanayaa" Mustafe Sharmaake
    Опубликовано: 1 месяц назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5