У нас вы можете посмотреть бесплатно Waxaan arkay jini 👹 beerta ugu cabsida badan aduunka !!!😱 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#beertijinka #jin #cabsi #mugdi Habeen mugdi ah… beer cidlo ah… codad aan la garanayn meel ay ka imaanayaan. 🌑🌲 Caawa waxaan go’aansaday inaan kaligey ku hoydo meel ay dadku ka baqaan. Ma jiro nal, ma jiro qof kale… kaliya aniga iyo mugdiga. Intii aan dab shidayay oo cunto karinayay, waxyaabo aan la fileyn ayaa bilaabay inay dhacaan… codad, dhaqaaq, iyo wax aan indhahaygu si cad u arki karin. Su’aashu waa: Ma ka badbaaday habeenka? Mise waxbaa ila joogay? 😨 Daawo ilaa dhamaadka si aad u ogaato waxa run ahaantii dhacay…