У нас вы можете посмотреть бесплатно Ukraine iyo Mareykanka oo galay heshiis xagga kheyraadka macdanta ah | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Congress-ka Mareykanka oo ansixiyey miisaaniyadda, Ukraine iyo Mareykanka oo galay heshiis xagga kheyraadka macdanta ah, Israel iyo Xamas oo sii wadaya heshiiska maxaabiis is-dhaafsiga, Hegseth oo faah-faahiyey sababta xilka looga qaaday General CQ Brown, iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:03 Congress-ka oo ansixiyey miisaaniyadda 02:57 Ukraine iyo Mareykanka oo galay heshiis 08:08 Rajada shacabka Ukraine ee mustaqbalka 12:13 Israel iyo Xamas oo sii wadaya heshiiska 14:04 Faah-faahinta xil ka qaadista CQ Brown 18:37 Iskuulka dadka maqalka la’ ee Muqdisho 24:37 Nin daroogo ku qariyey buruukada timaha Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.