У нас вы можете посмотреть бесплатно Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Trump oo ku dhowaaqay “waqti dahabi ah”, Trump oo cafis u fidiyey 1,500 oo maxbuus, Trump oo soo saaray amaro madaxweyne, go’aanka Trump oo ilmeysiiyey muhaajiriin, wareysi aan la yeelanay maamulaha shirkadda Dahabshiil iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:16 Trump oo ku dhowaaqay “waqti dahabi ah” 05:30 Trump oo cafis u fidiyey 1,500 oo maxbuus 07:39 Trump oo soo saaray amaro madaxweyne 14:33 Go’aanka Trump oo ilmeysiiyey muhaajiriin 17:33 Wareysi: Maamulaha shirkadda Dahabshiil 23:41 Turkey: Dad badan oo ku dhintay dab kacay 25:40 Qatar oo rajo ka muujisay heshiiska GAZA Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.