Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyo muhiim ah | Qubanaha VOA в хорошем качестве

Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyo muhiim ah | Qubanaha VOA Трансляция закончилась 6 часов назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyo muhiim ah | Qubanaha VOA

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyo muhiim ah, natiijada doorashadii ka dhacday Jarmalka, dagaal ka dhacay xadka Kenya iyo Itoobiya, Israel oo hakisay sii-daynta maxaabiista Falastiiniyiinta, kaalinta ciidamada Turkey ee amniga Yurub iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 00:56 Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyo 04:54 Natiijada doorashadii ka dhacday Jarmalka 12:49 Dagaal ka dhacay xadka Kenya iyo Itoobiya 14:01 Israel oo hakisay sii-daynta maxaabiista 18:01 Kaalinta ciidamada Turkey ee amniga Yurub 22:00 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali   🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali   🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali   🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali   🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali   VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comments