У нас вы можете посмотреть бесплатно Sookoob Podcast Xalqadda 2-aad :Doorsoocashada Shaqaalaha Dowladda или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
🚨 Soo-koob – Xalqadda 2-aad oo Dhammeystiran! Nidaamka shaqaalaysiinta dowladda Soomaaliya waxaa wiiqay eex, qof jeclaysi, iyo hay’ado aan hufnayn sidaas darteed suurtagal ma tahay in doorsoocashada shaqaalaysiinta ee ku dhisan kartida iyo aqoontu u gogol xaaraan bannaanka dibuhabaynta? Xalqaddani, waxaannu kula sheekaysaneynaa Cawaale Xuseen Cabdi, oo ah qoraaga warbixin cusub oo uu daabacay Machadka Heritage, taas oo ku baaqaysa in dibu-eegis dhammaystiran lagu sameeyo nidaamka shaqaaleysiinta dowladda Soomaaliya. 🎙️ Waxa daadihinaya Dr. Cabdirashiid Ismaaciil, Agaasime Ku-xigeenka Heritage. 🎧 Dhagayso: Spotify: http://bit.ly/40XwAaY Apple Podcasts: http://bit.ly/3GJN3sI 📄 Akhri warbixinta: Af Soomaali: bit.ly/3BkuSXK Af Ingiriis: bit.ly/4g2tRTr Af Carabi: bit.ly/3BjJCGg