У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidee looga bixi karaa isqabqabsiga doorashada DFS & maamul-goboleedyada | Soo-Koob 4aad или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
🚨 Soo-koob, Xalqadda 4-aad, oo Dhammaystiran Soomaaliya waxa ay ku jirtaa xaalad adag, marka loo eego khilaafaadka hadheeyay hannaanka doorashooyinkeeda. Xalqaddan waxa aannu ku lafaguraynaa qodobbadii ugu muhiimsanaa warbixintayadii ugu danbaysay, oo aannu ku eegaynay dowladda faderaalka oo isku ballaadhisay doorkii doorashooyinka ay ku lahaayeen dowlad-goboleedyadu, taas oo ka danbaysay go’aankii Golaha Wadatashiga Qaranka ee 2023 – oo ay taageereen dhammaan dowlad-goboleedyada faderaalka oo aanay ku jirin Puntland – si loo mideeyo jadwalka doorashooyinka, loona yareeyo wareegyada doorasho ee sannad-laha ah. Haddaba, warbixintani waxa ay daahan ka faydaysaa fasiraadihii iskhilaafsanaa ee ka dhashay loollanka awoodaha dastuuriga ah oo ay isbeddeladani uga sii dareen, iyo sidoo kale caqabadaha siyaasadeed, kuwa amni iyo kuwa sahayeed ee ku xeeran qabashada doorasho qof iyo cod ah. Dr. Yuusuf Cumar, oo ah cilmi-baare ruugcaddaa ah oo ka tirsan Machadka Heritage, iyo Dr. Cabdirashiid Ismaaciil, oo ah agaasime-ku-xigeenka Heritage, ayaa gorfaynaya waxa ay tallaabooyinkani uga dhigan yihiin doorashooyinka dowladda faderaalka iyo dowlad-goboleedyada, iyo mustaqbalka doorasho ee Soomaaliya. 📖 Halkaan ka Akhri warbixinta oo dhameestiran 👉 Somali: https://bit.ly/4r83mBO English:https://bit.ly/4i79kie Arabic: https://bit.ly/4ohTMda