У нас вы можете посмотреть бесплатно Istaahil sida ay isaga furfurtay toliinka gudniinka fircooniga markay Jarmalka tagtay или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Istaahil sida ay isaga furfurtay toliinka gudniinka fircooniga markay Jarmalka tagtay Istaahil waa gabar baraha bulshada qabsatay. wax badan ayay ka hadashaa . waxay ka sheekaysay gabdhaha fircooniga u gudan oo toltolan inay qaliin sameyn karaan oo ay furi karaan tolmada. xanuunka fircooniga iyada ayaa sidaas samaysay markay dalka jarmalka tagtay. marka ay furtay toliinka dareenkeeda wuu siyaaday. waxay sheegtay tolmada inay ka reebaysay raaxada galmada. Istaahil waxaa kaloo ay ka sheekaysay nin aysan rabin iyada lagu daray inaysan wax ka ka dareemi jirin. dumarka fircooniga in badan inay iska ooyi jirtay markay habeenkii isaga sariirta ay la jiifto. Ninkan hadda ay la joogto waa nin ay aad u jeceshay sida laga dareemayo hadaladeeda. naag fircooni Dumarka qaar dareen badan ayaa ku jiro laakin waxay u baahan yihiin rag soo saari kara dareenkaas. Istaahil waa naag aan baqin hadalka si toos ayay usoo gudbisaa.