У нас вы можете посмотреть бесплатно 100$ AYAAN HALIS WEYN UGALAY ||Hayat Market или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muqaalkan Wuxu kusaabsan yahay Tartan 100$ Dollar ah ayaan ka qeyb galay uu qabanayay youtuber @abdiayanle0 Sidoo kale waxuu ku noolaay mudo 24 saacadood ah Mallka ugu weyn somalia ..... Ku soo dhawoow Abdalla Nomadic! Halkaan waxaad ka heli doontaa muuqaalyo xiiso leh oo ka turjumaya nolosha reer guuraaga, quruxda dabiiciga ah ee deegaannada Soomaalida, dhaqanka hodanka ah, iyo safarro dhab ah oo gudaha iyo dibadda ah. Ku raaxayso muuqaalyo dabiici ah, sheekooyin qiiro leh, iyo nolol sahlan oo laga dareemi karo xornimo iyo xasillooni. Subscribe si aadan u seegin muuqaal kasta oo cusub! Hal-ku-dheg: "Nolosha dhabta ah, dabiiciga aan la taaban karin." +252617851759