У нас вы можете посмотреть бесплатно Soo ma dooneysid Cimri dheeri & Arzaaqad waasac Qaraabada xiriiri Muxaadaro или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muxaadaradaan waxaa si qoto dheer loogu falan qeynayaa qaraabo-xiriirintu iyo faa’idooyinka waa weyn ee laga dhaxlaayo. Waa qodob diinteena aad noogu baraarujineyso in aan dareen gaar ah u yeelano. Ka faa’ideysi wanaagsan. Muxaadaro nooga digeyso in uusan nagu habsanin habaarkii Malakul-Jibriil (CS], kaasoo Nabigeena Muxammed (SCW) uu dhahay “aamiin, aamiin, aamiin” || • Maxaa ugu talogashay inaad ku soo dhaweysi... 0:00 Xiriirinta qaraabada iyo baraarujin ku saabsan 4:58 In qofka waxtaro qaraabadiisa & dhibkiisa inuu ka badbaadiyo 9:25 Waa xukun waajib ah qaraabada in la xiriiriyo 12:14 Qaraabo xiriirinta iyo taariikhihii ay soo martay 25:11 Dardaarankii Rasuulka (SCW) ee qaraabo xiriirinta 31:17 Digniintii Rasuulka (SCW) in la gooyo riximka oo ah qaraabada