У нас вы можете посмотреть бесплатно Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM | Maamul Wanaag Podcast или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo la doonayay in lagosoo afjarohowlgalka, weli waa shaqeynayaa. Howlgalka waa mid dalalkaMidowga Afrika ay ciidanka keeneen balse waajibaadkooda uuansixiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Howlgalka ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumo. Qeybtan 67aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Samira Gaid oo ah Head of Research and Policy ee BalqiisInsights, horena uga soo shaqeysay Xafiiska Raysal Wasaaraha gaar ahaan dhanka dib-u-habeynta ciidanka, waxa ay ku falanqeynayaan mustaqbalka howlgalka AUSSOM. 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐠𝐞𝐧𝐝𝐚 𝘉𝘦𝘵𝘵𝘦𝘳 𝘎𝘰𝘷𝘦𝘳𝘯𝘢𝘯𝘤𝘦 𝘧𝘰𝘳 𝘉𝘳𝘪𝘨𝘩𝘵𝘦𝘳 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢 𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝘂𝘀 𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: info@somalipublicagenda.org 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲: https://www.somalipublicagenda.org 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: / somalipubagenda 𝗧𝘄𝗶𝘁𝘁𝗲𝗿: / somalipubagenda 𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺: / somalipubagenda 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: / somalipubagenda 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: https://t.me/somalipubagenda