У нас вы можете посмотреть бесплатно Saameynta Aqoonsiga Israel ee Somaliland ku yeelan karo Somaliland, Soomaaliya & Gobolka или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Israel ayaa dhamaadkii 2025 aqoonsatay Somaliland. Somali Public Agenda (SPA) ayaa daabacday warbixin gorfeyneysa sababaha loo maleyn karo in ay keeneen aqoonsiga, iyo saameynta uu ku yeelan karo Somaliland, Somalia & gobolka. Qeybtan 65-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge, ayaa Farxaan Isxaaq Yuusuf & Dr Aweis Ahmed, oo ka tirsan SPA islana qoray warbixinta, su’aalo ka weydiiyay nuxurka warbixinta & talooyinka ay soo jeedisay. ------------------------------------- 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐠𝐞𝐧𝐝𝐚 𝘉𝘦𝘵𝘵𝘦𝘳 𝘎𝘰𝘷𝘦𝘳𝘯𝘢𝘯𝘤𝘦 𝘧𝘰𝘳 𝘉𝘳𝘪𝘨𝘩𝘵𝘦𝘳 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢 𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝘂𝘀 𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: info@somalipublicagenda.org 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲: https://www.somalipublicagenda.org 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: / somalipubagenda 𝗧𝘄𝗶𝘁𝘁𝗲𝗿: / somalipubagenda 𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺: / somalipubagenda 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: / somalipubagenda 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: https://t.me/somalipubagenda