У нас вы можете посмотреть бесплатно Dadkii oo Dhan ayaa Dunida Laga Waayay! 😱 Ciyaaraha Dhimashada & Nolosha - (Season 1 | Part 2) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kusoo dhawaada Qeybta Ugu Dambeysa ee Season 1 - Alice in Borderland Somali Recap Maanta waxaan soo gabagabeynaynaa xilli-ciyaareedka koowaad ee taxanaha Alice in Borderland. Arisu iyo Usagi waxay wajahayaan caqabaddii ugu weyneyd kadib markii Beach-ka uu isku badalay goob dagaal iyo dab. Yaa dilay Momoka? Waa kuma Saaxiradda (The Witch)? Aguni ma joojin doonaa xasuuqa? 🔥 Qodobada Qeybtan: Ciyaarta "Tobanka Wadnaha" (10 of Hearts) iyo ugaarsiga Saaxiradda. Dagaalka u dhexeeya Kuina vs Last Boss iyo Chishiya vs Niragi. Sirta dhabta ah ee Dealers-ka (Qeybiyayaasha) iyo cidda ciyaarta maamusha. Bilowga wajiga labaad ee ciyaarta (Face Cards). Haddii aad ka heshay sheekadan, fadlan SUBSCRIBE saar, gambaleelkana furo si aad ula socoto SEASON 2 oo aan dhowaan soo gelin doono! #SomaliRecap #AliceInBorderland #Season1Finale #FilmSooKoobid