У нас вы можете посмотреть бесплатно 2 Dumar Ah Oo Jinni Guursaday.. Maxaa Ku Dhacay? 😨 | Qiso Cabsi Leh или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#qisodhabah #qiso #cabsi #qisooyin asxaabta Qisadeena waxay ka hadlaysaa: Qiso dhab ah oo ka dhacday tuulada Al-Baqur, ee dalkaasi Masar مصر. waxayna ka hadlaysaa Kawthar iyo Sacdiya, 2 haween oo guursaday jin caana ku ahaa sixir iyo xiriir jinni, oo dadka tuulada dagani ay ka cabsan jireen. Dad badan ayaa ugu iman jiray si ay sixir ugu sameeyaan mid. jacayl, aargoosi, iyo lacag, iyaga oo raadinaya in noloshooda in ay la garab qabtaan maadaamo ay saaxiriin ahaayeen. Ugu dambeyntii, Shacbaan, oo ahaa macmiilkii ugu dambeeyay kaas oo ay dhaqaalihii uu haystay ka dhameeyeen , ayaa ka aargoostay, isagoo hantidooda qaatay kadib dil xanuun badan u gaystay. Qisadu waa mid ka hadlaysa sixir, cabsi, aargoosi, iyo jinni. #SixirIyoJinn#KawtharIyoSaacdiya #SixirkaMadow#AargoosiIyoDilka#qisooyin #qiso_cajiib_ah #somaliqiso #jinn