У нас вы можете посмотреть бесплатно SIDEE BUU XUSIN XOGTA UBADHAA? | part 2 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkaan waa OSINT – Part Two, waxaanan tusaale uga soo qaadanay nin la yiraahdo Xusian (case waxbarasho). Qaybtan waxaan si waxbarasho ah uga hadleynaa: Sida email looga fahmo raad dijitaal Sida loo garto xiriirka kooxeed (group analysis) adigoo adeegsanaya xog furan Sida emails loogu adeegsado isku-xiridda xogta Sida shakhsiyaadka loo fahmo iyadoo aan wax la jabin ama la xadgudbin 🕵️♂️ OSINT halkan: Ma aha jabsasho Ma aha doxxing Waa faham + feejignaan + wacyigelin ⚠️ Ogaaw: Muuqaalkaan waa tusaale waxbarasho kaliya. Xogta la isticmaalay waa mid furan (public), ujeeddaduna waa in la fahmo sida internet-ku u shaqeeyo iyo sida qofku iskaga ilaaliyo xogtiisa. Haddii aad xiisaynayso: OSINT • Email Intelligence • Digital Investigation • Privacy —waxaad joogtaa channel-kii saxda ahaa. 👍 Like 💬 Comment 🔔 Subscribe si aadan u seegin Part Three telegram/t.me/ pOLCM7657lBjYmNk website/ sites.google.com/view/shaakishortcuts/home discord/discord.gg/kqcuAKkEF