У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidee Ultrasound U Shaqeeyaa? | kumbiyuutarka uurku jirta | Radiology Somalia или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa maxay ultrasound? kumbiyuutarka uurku jirta? Kombuyuutarka uurka? Ma ogtahay in ultrasound-ku uusan isticmaalin shucaac (radiation) sida CT ama X-ray? Haddaba su’aasha muhiimka ah waa: sidee ayuu sawir uga soo qaadaa gudaha jirka? isticmaalka mashiinka kumbiyuutarka uur ku jirta? 🎥 Fiidiyowgan, waxaan si aad u fudud oo la fahmi karo kuugu sharxayaa: 1. Sida uu u shaqeeyo ultrasound probe-ka 2. Doorka piezoelectric crystals 3. Sababta jel-ka loogu mariyo bukaanka 4. Sida hirarka codku (sound waves) u galaan jirka uguna soo noqdaan (echo) 5. Sida sawirka madow & caddaan ah uga soo baxo shaashadda 6. Macnaha midabada ultrasound-ka (madow, caddaan & gray) 7. Waqtiga ultrasound & computer ka uurka la saari karo hooyada uurka leh 8. Ultrasound introduction somali Sidoo kale, waxaad baran doontaa: ✅ Xubnaha ultrasound-ku ku habboon yahay ❌ Meelaha uu ku liito ✅ Faa’iidooyinka ultrasound marka loo eego CT & MRI Fiidiyowgan wuxuu ku habboon yahay: Ardayda caafimaadka Shaqaalaha caafimaadka Hooyooyinka uurka leh Qof kasta oo raba faham fudud oo sax ah. #kumbuyuutarka uur-ku-jirtu #Somali doctors #dhaqaatiirta soomaaliyeed #kumbuyuutarka uurka lagu ogaado 📌 Talo-bixin cilmiyeed, ama la-tashi; Igala soo xariir: 👨⚕️ Dr. Abdullahi Tuuryare | Radiology 📱 WhatsApp: +252 61 577 1020 📧 Email: drtuurayre@gmail.com 👉 Subscribe saar channel-ka si aad u hesho casharro kale oo radiology ah. Mahadsanid 🙏