У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidee Loo Aqriyaa Raajada Xabadka? | Casharka 1aad: Aasaaska Chest X-Ray AF SOMALI или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ku soo dhawoow taxanaha ku saabsan sida loo aqriyo ama loo fasiro raajada xabadka ama feeraha (Chest X-Ray Interpretation Series). Casharkan koowaad waxaan ku baran doonaa aasaaska raajada xabadka (Chest Radiography), oo ay ku jiraan: • Qeexidda raajada xabadka iyo mabda’a samaysankeeda • Sida sawirka loo sameeyo si tallaabo-tallaabo ah • Noocyada cufnaanta (densities) ee lagu arko Chest X-Ray • Views la qaado (PA, AP, iyo Lateral) • Muhiimadda caafimaad ee raajada xabadka Raajada xabadka waa baaritaanka ugu horreeya ee lagu qiimeeyo cudurrada la xiriira sambabada, wadnaha, iyo xabadka guud ahaan. Fahamka aasaaska sawirka iyo jihada laga qaaday waa tallaabada ugu horreysa ee fasiraad sax ah. Casharkan waxaa loogu talagalay: • Ardayda caafimaadka • Dhakhaatiirta tababarka ku jira • Radiology residents ka bilowga ah • Shaqaalaha caafimaadka • Dhaqaatiirta leh takhasusyada kala duwan ee aan aheen Radiology-ga • Qof kasta oo doonaya inuu si nidaamsan u barto akhrinta raajada xabadka Qaybta xigta waxaan si faahfaahsan uga hadli doonaa: • Anatomy-ga raajada xabadka • Qiimeynta tayada sawirka • Hab nidaamsan oo tallaabo-tallaabo ah oo loo akhriyo Chest X-Ray. Hadi aad cashiradan u aragto kuwo faa'iido u leh ardayda caafimaadka iyo Dhaqaatiirta fadlan la wagaag, bartan-na subscribe gareyso. 📩 Wixii su’aalo ama talooyin ah: WhatsApp : +252 61 577 1020 Gmail: drtuuryare@gmail.com Aqrinta raajooyinka aqrinta raajada Aqrinta xray ga fasiraada raajada fasiraada xray ga #RaajadaXabadka #ChestXray #RadiologySomali #FasiraadRaajo #MedicalEducation #RadiologyResident #BarashadaRaajada #SomaliDoctors #RadiologyBasics #ChestXrayInterpretation