У нас вы можете посмотреть бесплатно WAXAAN MOOTO KU TAGAY XADKA ZIMBABWE IYO ZAMBIA | S-2 Ep- 46 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Season 2 Episode 46 Waxaan tagay xadka madamada Zimbabwe iyo Zambia. Waxaa halkaan ku yaalaa mid ka mid ah biya xireenada ugu waaweyn qaarada Afrika,Kariba Dam. Waxaa la furay 1960 kii. Wuxuuna astaan u yahay xadka labada dal ee Zambia iyo Zimbabwe. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii Business iyo talo ah, igalasoo xiriir email ka; contactfaysalshaik@gmail.com Links Facebook Page https://www.facebook.com/profile.php?... Instagram https://www.instagram.com/iam_faysals... Socdaalkan waxaa suura galiyay Hayada Samafalka ee African Relief Fund. African Relief Fund https://arf.org.uk/ #somalitravel #somalicomedy #somali #somalilanguage #somalientertainment #somalidiaspora