Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Tubeec heesta Malyuun Hibo La siistaa , Maxamed s Tubeec Hees Malyuun Hibo La Siistaa , Tubeec hees в хорошем качестве

Tubeec heesta Malyuun Hibo La siistaa , Maxamed s Tubeec Hees Malyuun Hibo La Siistaa , Tubeec hees 2 года назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Tubeec heesta Malyuun Hibo La siistaa , Maxamed s Tubeec Hees Malyuun Hibo La Siistaa , Tubeec hees

Heesta: Malyuun Hibo la siistaa Ereyada: Yuusuf Maraddoon Cali Laxanka & Codka: Maxamed S. Tubeec LYRICS: Dhugmaal Lyrics QORAALKA HEESTA (LYRICS) ✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍ Habka luqunta heensaha Hannaanka iyo laafyaha Tallaabada habsamidiyo Haasaawaheedaa Malyuun Hibo la siistaa Hilaadda iyo joogsiga Halkay timuhu gaadheen Anay huq igu reebtee Soo-horjoogsigaadaa Malyuun Hibo la siistaa Hadafka iyo sheekada Hubkay xidhatay Maandeeq Anaa ku hayi-qaadmee Haybaddeeda kaliyaa Malyuun Hibo la siistaa Nin hoodiyo nasiib laa Adduun hela nafteedee Filkeed uga han weynee Hagoogteeda kaliyaa Malyuun Hibo la siistaa #dhugmaal_lyrics #tubeec

Comments