У нас вы можете посмотреть бесплатно LABO QALAD BAAN GALAY MAANTA | RAINY DAY NO FUEL | S-2 Ep-33 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Season 2 | Episode 33 Qaladaad baan galay maanta, ay ka mid yihiin inaan soo baxo xili uu jawiga rooban yahay iyo bilaa shidaal. Waa qaar ka mid ah caqabadaha aan la kulmay intii aan ku guda jiray socdaal kayga Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii Business iyo talo ah, igalasoo xiriir email ka; contactfaysalshaik@gmail.com Links Facebook Page https://web.facebook.com/profile.php?... Instagram https://www.instagram.com/iam_faysals... Socdaalkan waxaa suura galiyay Shirkada duulimaadka ee Daallo Airlines iyo Hayada Samafalka ee African Relief Fund. African Relief Fund https://arf.org.uk/ Daallo Airlines https://www.daallo.com/ #somalitravel #somalicomedy #somali #somalilanguage #somalientertainment