У нас вы можете посмотреть бесплатно Bilawgii Adoonsiga | Sidee ayuu ku bilaabmay Adoonsigu | Taariikhda Adoonsiga или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
3dhamaadkaadoosiga #adoonsiga #adoon #taariikh #endslavery Addoonsigu wuxuu jiray kumannaan sano kahor Ciise (CS). Masar, Giriig, iyo Rooma — dhammaantood addoonsi way lahaayeen. Addoomaha badanaa waxay ahaayeen maxaabiis dagaal. Waxaa lagu khasbi jiray shaqo culus sida dhismaha, beeraha, iyo adeeg guri. qortooyadii Roman Empire addoomuhu waxay ahaayeen qayb weyn oo dhaqaalaha ka mid ah. Waqtigaas addoonsigu wuxuu ahaa sharci caadi ah oo dunida ka jira.