У нас вы можете посмотреть бесплатно Toddoba Cunto Natural Kordhiya Xifdinta iyo Xasuusta waxayna Nafaqeeyaan maskaxda ufican ilmaha ya или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Seven Nuts Increase Memorization And Memory And Nourish the Brain, Miraha siyaadiya xasuusta iyo Fahmada(xifdinta) Nafaqeya maskaxda qofakasta. Mirahaan ama Cuntooyiinkaan waxay nafaqeyaan hooyada uurka leh Waxay dhisaan Neerfaha Ilmaha uurka kujira, waxaa laga hela vitamins kala duwan iyo macdan aad ugu fican hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka mirahaa ama Nuts waxay dhisaan Unuugyada maskaxda qofka bila"aadanka waxtar Mirahaan waxaa kamiid ah 1- Siyaadiinta xasuusta 2- Kobcinta fahmada 3- Nafaqaynta Maskaxda iyo dhisida Unuugyada maskaxda 4- Xoojinta Difaaca jirka 5- Duudubka iyo Gabowga jirka ka ilaaliya oo maqaarka Qurux buu kadhiga jirka kasara korostaroolka xuun wuxuu uu wanaagsanyahay caafimaadka dadka qaba dhiig karka iyo sokorowga wuxuu aad iyo aad ugu wanagsanyahay maqaarka oo jirka iyo timaha aad buu ugu ficanyahay, waxa ku jira antioxidats aad u xoog badan oo kahortaga xanuunada Halista sida Kansarka and etc--- asxaabta ku dadaala in aad cuntaan wax yabaha naturalka ama dabiciga sida qudarta miraha furuutka iyo wixii lamiid ah ******************************************************************************** asx 🥰like ❤️subscribe 💕share 💕ado mahadsan furo Ganbaleelka Follow us on facebook bage / aisha-yussuf-ch-103270948310324 Follow us o facebook / aisha.yussuf.3133719 ****************************************************************************** daawo waxtarka • فوائد الكاجو Faaiidooyiinka cashew or Yicib Halkaan kasaawo waxtarka pistachio • فوائد العين الجمل Faaiidooyiinka Walnuts ... Halkaan kadawo waxtarka ,Faaiidiiyiinka Halkaan kadawo faaiidooyiinka miraha Lowska(Almonds ) • فوائد اللوزFaaiidooyiinka Miraha Lowska(... Halkaan kadawo faaiidooyiinka kaluunka ama • فوائد السمك Faaiidooyiinka Kaluunka ama Fish