У нас вы можете посмотреть бесплатно Horta, Trump sharci ahaan Soomaalida Mareykanka oo dhan ma soo tarxiili karaa? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maalmahaan waad la socotaan hanjabaadaha fara badan iyo hadallada dadka qaar ay ku tilmaameen aflagaado ee ka dhanka ah Soomaalida ee uu Trump jeedinayay. Trump waxaa uu mar kale ku celiyay in uusan Soomaalida dooneyn inay halkaas sii joogaan isaga oo xusay in aysan waxba soo kordhinayn. Su’aalaha ugu badan ee la is weydiinaya ah horta tarxiilkan uu ku soo celcelinayo Trump sharciyan suuragal ma yahay? Mase fulin karaa hanjabaadiisa?