• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin. скачать в хорошем качестве

Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin. 10 месяцев назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin.
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin. в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin. в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Axmed Suleyman Dafle|| Taliyihii Sirdoonka soomaliya|| sooyaalka iyo dhacdooyin.

S/Guuto Axmed Suleyman Dafle wuxuu ku dhashay magaalada Burco  ee gobolka Togdheer sanadkii 1937dii. Hooyadiis Arda Xussein isaga oo 13 jir ayay geeriyootay, aabihiisna wuxuu geeriyooday sanadkii 1974tii  Quraanka wuxuu ku bartay dugsi ku yaallay magaalada Burco, sanadkii 1949kiina wuxuu dugsi waxbarasho ka galay magaalada Hargeysa. Sida ku qoran buugga Taariikhdii Golihii Sare ee Kacaanka ee soo baxay bishii Oktoobar sanadkii 1977dii Axmed Suleymaan Dafle wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyay ee xisbigii SYL xafiis ay leedahay ka fura magaalada Hargeysa sanadkii 1944tii. Axmed Suleyman Dafle wuxuu ka qeyb galay bannaanbaxyadii looga soo horjeeday wareejintii dhulka Soomaalida ee Reserve Area lagu wareejiyay dalka Ethiopia ee dhacay 1954tii. Sanadkii 1955tii wuxuu Axmed Suleymaan Dafle wuxuu dhammeystau waxbarashadii dugsiga Sheikh, wuxuuna ka mid noqday arday dhowr ah oo la siiyay waxbarasho Machadka Farsamada ee Cadan. Axmed Suleymaan Dafle waxa uu ka mid ahaa dhallinyaradii wax ka hirgelisay dhaqdhaqaaqii la oran jiray Naasariya ee dalka Masar oo ahaa kacaan ay ka shidaal qaataan ummado badan. Axmed Suleymaan Dafle wuxuu dalka dib ugu soo laabtay sanadkii 1958dii, wuxuuna macallin ka noqday dugsiga dhexe ee magaalada Camuud. Sanadkii 1959kii waxaa waxbarasho dhinaca militeriga loogu diray “Royal Military Academy” ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu tacliinta sare ee ciidamada lugta ku baranayay muddo 3 sanadood ah. Wuxuu dalka dib ugu soo laabtay 1962dii isaga oo 1 xiddigle ah, wuxuuna tababare ka noqday dugsigii saraakiisha ee magaalada Muqdisho. Sanadkii 1963dii ayaa loo dallacsiiyay derajada 2 xiddigle wuxuuna taliye ku xigeen ka noqday urur magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan. Dagaalkii ay Ethiopia ku soo qaadday dalka Soomaaliya sanadkii 1964tii wuxuu ciidamo ay hoggaaminayeen dagaal ka galeen magaalada Feerfeer, dagaalkaas oo lagu guddoonsiiyay bilad geesinimo. Sanadkii 1965tii waxaa uu u dallacay derajada 3 xiddigle ama dhamme, waxaana loo magacaabay taliyihii ururka ee magaalada Gaalkacyo, ka dib markii uu dhammeystay tababar uu u galay qabashada taliyaha ururkaas. 1967dii Axmed Suleymaan Dafle waxaa uu taliye urur ka noqday ciidamadii fadhigoodu ahaa magaalada Seylac oo ku began waqtigii aftida laga qaadayay dalka Jabuuti. Bishii September sanadkii 1967dii wuxuu madax ka noqday xafiiskii wardoonka ee ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isla markaana wuxuu waqtigaas ahaa taliyaha xoghayaha taliyihii ciidankii Xoogga dalka ee Max’ed Siyaad Barre. Gaashaanle, sanadkii xigay ee 1969kii wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada ee talada dalka kula wareegay Kacaan aan dhiig ku daadan. Sanadihii 1970kii -1971dii Axmed Suleymaan Dafle waxaa uu 2 jeer loo dallacsiyyay derajooyinka G/Dhexe & G/Sare 8dii bishii January sanadkii 1971dii Axmed Suleymaan Dafle wuxuu noqday taliyihii ciidankii nabadsugidda Qaranka, ka dib markii la isu geeyay labadii xafiis ee la oran jiray;- 1.     Special Branch 2.     Wardoonkii sirta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Axmed Suleymaan Dafle intii uu taliyaha ka ahaa ciidamadii Nabadsugidda Qaranka waxaa uu ku guuleystay shirqoolladii & mu’aamaraadkii marar badan imbiriyaaliyadda la doonayeen in ay ku kufiyaan Kacaankii 21kii Okroobar. Sanadkii 1974tii wuxuu xubin ka noqday guddigii Golaha Sare ee Kacaanka isla markaana u qaabilsanaa dhinaca nabadgelyada. 1976dii ka dib markii la dhisay Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed waxaa loo dallacsiiyay derajada S/Guuto, isla markaana ah taliyihii ciidankii Nabadsugidda Qaranka.  #berbera

Comments
  • Президент приказал отступать / Вывод войск 4 часа назад
    Президент приказал отступать / Вывод войск
    Опубликовано: 4 часа назад
  • Waxaan kamid ahaa dadki guryaha lagala baxay 1989 - xasuuqii Jazeera 3 года назад
    Waxaan kamid ahaa dadki guryaha lagala baxay 1989 - xasuuqii Jazeera
    Опубликовано: 3 года назад
  • QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS 4 года назад
    QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
    Опубликовано: 4 года назад
  • Taliyihii ugu Horeeyey Ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Arrimo Badan Ka Sheekeeyey 7 лет назад
    Taliyihii ugu Horeeyey Ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Arrimo Badan Ka Sheekeeyey
    Опубликовано: 7 лет назад
  • ⚡️ Украина ударила по технике НАТО || Генералы признали провал 3 часа назад
    ⚡️ Украина ударила по технике НАТО || Генералы признали провал
    Опубликовано: 3 часа назад
  • GABOOD FALADII DHACAY 1989 IYO WIXI LAGA QORAY- DR. MAXAMED XAAJI INGIRIIS 6 лет назад
    GABOOD FALADII DHACAY 1989 IYO WIXI LAGA QORAY- DR. MAXAMED XAAJI INGIRIIS
    Опубликовано: 6 лет назад
  • DEG DEG James Swan oo Toos ula saftay A/Madobe iyo Dani & Golaha samatabixinta o Go'aan adag Qaatay. 4 часа назад
    DEG DEG James Swan oo Toos ula saftay A/Madobe iyo Dani & Golaha samatabixinta o Go'aan adag Qaatay.
    Опубликовано: 4 часа назад
  • Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan 6 лет назад
    Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
    Опубликовано: 6 лет назад
  • Maxamud cali Qablax iyo Sayid mohamed su,aalo dhexmaray Qamaan bulxan ismaciil mire Iyo Rag kale. 4 года назад
    Maxamud cali Qablax iyo Sayid mohamed su,aalo dhexmaray Qamaan bulxan ismaciil mire Iyo Rag kale.
    Опубликовано: 4 года назад
  • Gen Gaafoow - Wareysi 3/3 - Khabiir Sirdoonka iyo Socdaalka dalka I Muqdisho 11.02.2023 2 года назад
    Gen Gaafoow - Wareysi 3/3 - Khabiir Sirdoonka iyo Socdaalka dalka I Muqdisho 11.02.2023
    Опубликовано: 2 года назад
  • NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH 1 год назад
    NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH
    Опубликовано: 1 год назад
  • DEG DEG: Xamsa & Madoobe oo kulmay & Sawir oo la diiday in laga qaado Kulankan 1 час назад
    DEG DEG: Xamsa & Madoobe oo kulmay & Sawir oo la diiday in laga qaado Kulankan
    Опубликовано: 1 час назад
  • Part 3: Ninkii Fashilin Gaadhay Jaalle Siyaad, Samatar, Abokor Iyo Dafle Oo Habeenimo Shiraya | Xog 5 лет назад
    Part 3: Ninkii Fashilin Gaadhay Jaalle Siyaad, Samatar, Abokor Iyo Dafle Oo Habeenimo Shiraya | Xog
    Опубликовано: 5 лет назад
  • LACNADII EPSTEIN OO IMAARAAD-KA GAARTAY! YEEY SEEFTA QAADAY? @GeediShow 14 часов назад
    LACNADII EPSTEIN OO IMAARAAD-KA GAARTAY! YEEY SEEFTA QAADAY? @GeediShow
    Опубликовано: 14 часов назад
  • Janan Maxamed Cali Abokor khibrad & aqoon ciidan ah oo ka bilaabatay 1964 | 4 года назад
    Janan Maxamed Cali Abokor khibrad & aqoon ciidan ah oo ka bilaabatay 1964 |
    Опубликовано: 4 года назад
  • PROFF INGIRIIS | XAGEE KU DANBEEYEEN 5-TA GOLAHA Sare 5 лет назад
    PROFF INGIRIIS | XAGEE KU DANBEEYEEN 5-TA GOLAHA Sare
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Barnaamijka Xusuus Reeb: Waraysi Generaal Maxamed Nuur Galaal VOL 1 By Ducaale 9 лет назад
    Barnaamijka Xusuus Reeb: Waraysi Generaal Maxamed Nuur Galaal VOL 1 By Ducaale
    Опубликовано: 9 лет назад
  • Barnaamijka Taariikhda Degmada Eyl Iyo Qalcadihii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan 5 лет назад
    Barnaamijka Taariikhda Degmada Eyl Iyo Qalcadihii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan
    Опубликовано: 5 лет назад
  • #2| QEYBTA 2AAD WAREYSI DUULIYE AHMED DHEERE| 10 месяцев назад
    #2| QEYBTA 2AAD WAREYSI DUULIYE AHMED DHEERE|
    Опубликовано: 10 месяцев назад
  • Inqilaabkii Saraakishi Rer Woqooyi 1961 Ki Iyo Buuga Raadraaca Taariikhda Soomaaliyeed Qarni Joog TV 2 года назад
    Inqilaabkii Saraakishi Rer Woqooyi 1961 Ki Iyo Buuga Raadraaca Taariikhda Soomaaliyeed Qarni Joog TV
    Опубликовано: 2 года назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5