У нас вы можете посмотреть бесплатно Madaxweynaha Puntland: In lala hadlo Madaxweyne Xasan, ha la iska daayo. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta ka qeybgalay shirweynaha Difaaca Dastuurka Soomaaliya oo ka dhacay Hotel Jazeera ee Muqdisho, shir ay soo diyaarisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed. Madaxweyne Deni ayaa ka hadlay muhiimadda Dastuurkii 2012, isagoo sheegay inuu yahay kan keliya ee heshiiska lagu yahay, wuxuuna ka digay wax-ka-bedel kasta oo aan heshiis lagu ahayn. Isagoo sidoo kale uga digay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wax-ka-bedelka aan sharciga ahayn ee uu ku sameynayo Dastuurka. Daawo hadalka Madaxweyne Deni iyo faahfaahinta shirka iyo arrimaha sharciga ee Soomaaliya.