У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxay go'aansadeen Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in shirweynaha Golaha Mustaqbalka ee mucaaradka uu qorsheynayo inuu qabsoomo 10-ka Abriil 2026. Shariif ayaa sidoo kale sheegay in goobta shirka uu ka dhici doono la shaacin doono , isagoo ka hadlay kulankii maanta ee ka dhacay Hotel Jazeera, kaasoo ay Golaha Mustaqbalka Soomaalyeed ku magacaabeen kulanka difaaca dastuurka. Daawo hadalka Shariif iyo faahfaahinta shirweynaha la qorsheeyay.