У нас вы можете посмотреть бесплатно Galmada Xiliga Uurka iyo Caafimaadka: Maxay Xeeldheereyaashu Ku Sheegeen? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Haweenka uurka leh iyo raggooda waxa ay iswediiyaan suaalo badan oo la xiriira galmada xiliga uurka, kuwaas oo ay ka xishoodaan inay dhakhtarkooda weydiiyaan. Su'aalahaas waxaa ka mid ah ma ammaan baa galmada xilliga uurka? Galmadu wax u dhimi kartaa ilmaha? dhiciseyn miyay keeni kartaa? waa maxay sababaha looga fogaan karo? Uurka miyuu kordhiyay rabitaankaaga xiriirka gogosha? mise waa waxa ugu dambeeya ee ku jira maskaxdaada? si kastaba ha ahaatee, waxaana muuqaalkan kaga hadlaynaa wax badan oo ay tahay inaad ka ogaato xiriirka gogosha ee xiliga uurka.